U gudub nuxurka bogga
SABAAD

maskiin1

Magac Lab
Xaraf MSubg MA7 xar
La Mid Ahmiskiin1Magac Lab
1

Nin aan hanti lahayn ama cayr ah.

2

Nin aan shiddo badnayn.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Bisadu waa xayawaan aad u degen oo maskiin ah.

”
“

Mid ka mid ah dadka deegaanka Jiiro miskiin ayaa ceelqaboobe u sheegay in gaariga rasaasta lagu furay uu si xowli ah ku maray jid-gooyo ay ciidamadaas ku lahaayeen xaafadda Jiiro-maskiin..

”
“

Madaxyuubka Shankaroonland oo aan anigu maskiin moodaayey, ayaa la sheegay inuu shuqul ku lahaa dawladii Maxamed Asqo raggii xasuuqa uga ciyaari jiray sannadihii nimcada xasuuqu socotay.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

M · MA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
maskiin - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan