U gudub nuxurka bogga
SABAAD

taajir1

Magac Lab
Naxwe-rro, m.dh
Xaraf TSubg TA6 xar
1

.kh T. ah: qof maal ama hanti badan leh.

Tusaale Dheeraad ah3

“

WAR DEG-DEG AH: Weriyaal iyo Dadweyne kale oo Maanta ka qeybgalay Aaska Agaasimihii Idaacadda Shabelle oo lagu Dilay Muqdisho 07 Jun 2009- Axmed Cumar Xaashi (Taajir) oo dhaawac culus soo gaaray xiligii Agaasimaha Idaacada Shabelle la dilayay..

”
“

Waa Toyoote loo abuuray xarragada iyo raaxada qof in yar ladan, taajir is nacay se aan ahayn.

”
“

Taliye ku xigeenka ciidamada Booliska Axmed Taajir ayaa maanta ka badbaaday qarax miino oo lala beegsaday gaari uu saarnaa oo marayey iridka laga galo dugsiga sare ee Booliska.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-rro, m.dh

Xarafka

T · TA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
taajir - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan