Bannaanbax ay dadweyne tiro badan meel fagaaro ah ku sameeyaan, iyagoo wax taageeraya ama diidaya.
Tusaale Dheeraad ah3
Amiirka Al-Shabaab hadalkiisa ayaa kusoo beegmaya iyadoo dhawaan uu wasiirka amaanka Kenya sheegay in mudaaharaad ka dhacay bartamaha Nairobi ay soo abaabushay Xarraktul Shabaab, ciidamadoodana ay raadinayaan dad uu ku sheegay inay xiriir la leeyihiin.
”“Qofkii isagoo aan ogolaasho haysan qabta shir ama mudaaharaad waxaan u arkaynaa inay yihiin kuwo doonaya inay falal ammaan xumo ka abuuraan goobaha ammaanka ah ee dalka ku yaalla” ayuu yiri C/shakuur Sheekh Xasan Faarax.
”Qaybdiid ay Muqdisho ka sameeyeen mudaaharaad ay kaga soo horjeedaan xil ka qaadistiisa todobaadkan.
”Ereyada La Xidhiidha
Falanqaynta Naxwaha
Magac Lab (m.l)
M · MU
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
