U gudub nuxurka bogga
SABAAD

mus

Magac Lab
Naxwe-sas, m.l
Xaraf MSubg MU3 xar
1

Meel geeda badan oo aan marin lahayn; xas.

2

Oodda xerada xoolaha inta aan miscilisha ahayn.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Laakiin madaxweyne Buutin waxa uu ku adkaystay inaanu wax wada hadal ah la yeelanayn madaxweynaha Jamhuuriyadda Jeejniya Islaan Mus-khadoof oo uu ku tilmaamay dagaal ooge la mid ah Usama Bin Laden.

”
“

· Waa inaan labada qof ee is aroosanaya laga dareemin mus-rifnimo iyo dhaqan kibradi ka muuqato, waayo Somalidu waxay tidhaahdaa “ il iyo inshaaroba way jirtaa”.

”
“

Iyo heestii ahayd; “Ninba waa mare mus ma lala koray.”

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-sas, m.l

Xarafka

M · MU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
mus - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD