1
Waxaan badnayn; in yar. xoog-bah-isjiidad m.l Xoog isjiidadka ka dhexeeya atamyada iyo molikiyuulada ee walax keliya ku wada jira. xoog-danabwade m.l (-dayaal, m.l/dh) (fiis.) (XDW) Keyd faraqa ugu weyn ee uu dhaliyo il-danab (sida baatari), una dhexeeya cidhifyada il-danabka. Xoogga danab wadidda isha danabka (baatari) waxaa si sahlan loo cabbiri karaa, marka aanu ku xidhnayn mareeg danab. Waxa lagu cabbiraa foolt (v).
Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab/Dheddig (m.l/dh)
Isrogrog
-dyo, m.dh
Cilmiga
Fiisigis (fiis.)
Xarafka
X Β· XO
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
