Marti
Marti Ahaan
Heerar
Saamaynta Codka
Luuqad
Wax dhulka ka soo baxa sida dhirta iyo cawska.
Arrintan oo yaraysa waxyeelada nabaad-guur ee biyaha socdaa ay keeni lahaayeen.
Waxaa muhiima in la kordhiyo awooda biyo isticmaalka carradaas, si loo yareeyo biyaha dul cararaya ee keenaya nabaad-guurka.
Marka uu kordho dhererka biyo-shubka uu dhulku leeyahay waxaa korodha fursadda nabaad-guurka ku dhacaya ciidaa ee ay keenayaan socodka daadka ka dhasha roobabka da’a.
Baro naxwaha Magac Lab →
m.l
Magac Lab (m.l)
N · NA
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag