U gudub nuxurka bogga
SABAAD

doog1

Magac Lab
Xaraf DSubg DO4 xar
1

Caleenta iyo cawska cusub ee uu roobka soo saaro; naq; tigaad.

2

Xilli roob da'ay, dhulku cagaaranyahay dadka iyo xooluhuna baraare ku jiraan.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Saddex baan maarradooda la helin, Min-weyn reer mulkiday, Mari Idaad (lax0 oo madow (Doog) wayday iyo muduci markhaati waayey.

”
“

Habar-Deynaba,waxay bilowday in ay Daahir ka codsato inuu Deeqa la ilaaliyo Lo'da, oo kula soo celiyo meel Doog ahayd.

”
“

Beerta rista leh iyo beerta bannaan, marka uu roobku ku wada da’o, si kala duwan ayuu u saamaynayaa beerta bannaan ee ciideeda aanay waxba ku daboolnayn; doog, caws, dhir gaagaaban ama dhir dhaadheer.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

D · DO

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
doog - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan