Marti
Marti Ahaan
Heerar
Saamaynta Codka
Luuqad
Colaad uurka la isugu hayo; nacayb.
Taasi waxay keentay inay jilibyadii kale calool xumo iyo nac ku abuurto oo ay iyaguna raadiyaan siyaabo kale oo ay kaga aar goostaan qolyahaa is mahadiyay.
SAHAL:War dhammee waxaad sheegaysid maantay oo dhan meesha ha ka nac-nacleyne.
Waxaan kaloo Siilaanyo leeyahay iga jooji wiilashan yar-yar ee aan adeerka u ahay, aad intaad nac-nac soo siisid, ku amreysid Cawil soo shiida, aniguba wey I ag-joogaan qaar aad adeer u tahay, oo aan odhan karo Ambassador Cawil Cali Ducaale, Hargeysa.
Baro naxwaha Magac Lab →
m.l
Magac Lab (m.l)
N · NA
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag