Marti
Marti Ahaan
Heerar
Saamaynta Codka
Luuqad
Wanaagga dadka kale helayo oo laga naxo ama la nebcaado ama la jeclaysto in iyaga laga qaado oo isaga loo soo wareejiyo; khayrka dadka kale haysto oo laga gubto.
Eebbana wuxuu ku yiri Sheydaankii maxaadan u sameyn waxaan ku faray, Sheydaankii oo islaweyni iyo xasad ka buuxo ayaa ku jawaabey: Aniga ayaa ka wanaagsan nebi Aadan, oo waxaad iga abuurtey dab, isagana waxaad ka abuurtey dhoobo.
Malaha rooxaantaa ugu wacan amaba arrimo gelaya baabul-Xasad(ka).
Madaxweyne Faroole ayaa khudbadiisii ku soo gabogabeeyey Duco: "ILAAHAY towfiiqda ha ina waafajiyo Nabadeena ILAAHAY ha inoo quweeyo wixii inaga xasad inagu ah ama col inagu ah ILAAHAY ha inaga qabto inaga nin-na kuma ahinee.
Baro naxwaha Magac Lab →
m.l
Magac Lab (m.l)
X · XA
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag