Tusaale Dheeraad ah3
“
Jaarso Sultanate ( Soomaali Saldaanada Jaarso ) waxay ahayd boqortooyo islaami ah oo ka talin jirtay Bariga Ethiopia sanadadii 1050 ilaa 1200, waxaana madax u ahaa Amiir Abubakar Waare.
”“
Assiyriya ( Af-Carabi آشور Af-Laatiin Assyria Siyriyak: ܐܬܘܪ) waa boqortooyo ka jirtey bariga dhexe wakhtiyadii hore.
”Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Dheddig (m.dh)
Isrogrog
-ooyin, m.l
Xarafka
B · BO
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
