U gudub nuxurka bogga
SABAAD

ammaano

Magac Dheddig
Xaraf ASubg AM7 xar
1

Wax cid loo dhiibto si ay u xafiddo.

2

Kalsooni cid lagu qabo; aamminaad.

Tusaale Dheeraad ah3

“

S: Waxyaabaha la idinku ammaano Somaliland ahaan waa doorashooyinkii aad qabanayseen, iyagiina iminka dib baa loo dhigay, maxaa ka mid ah sababaha dib loogu dhigay?

”
“

Haddaba Saleebaan marka uu ammaano digtaytar Afweyne oo kale ah, miyaanay rumoobayn hadalkii uu Cigaal yidhi markii Saleebaan la xidhay ee ahaa Saleebaan belaayo ayuu xambaarsanaa, iyada oo aanu anagu ka xumaanay xadhigaagii.

”
“

Waxaa maskaxdeyda ku soo dhacday heestii "Guulwadoow Siyaad", iyo sida gabar uu dhalay Maxamed Siyaad oo aan isku dugsi ahaan jirney ay subax walba marka la qaadayo heestaa aabeheed lagu ammaano, ay qajilaad awgeed dhulka hoos u fiirin jirtey.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

A · AM

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
ammaano - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan