U gudub nuxurka bogga
SABAAD

nikaax1

Magac Lab
Naxwe-xyo, m.dh
Xaraf NSubg NI6 xar
1

Xarig diini ah oo isu xalaaleynaya nin iyo naag is guursanaya.

Tusaale Dheeraad ah2

“

Caruurteeda ayaa Odayga u sheega in ay hooyadood ku maqan tahay: Aroos, Nikaax, Dhalow, Furoow, Qaraaba-salaan, Maalin-joog, Meel ay ku kulmayaan Habro Ayuuto (Shaloongo) isku darsaday iwm.

”
“

Hambalyo Nikaax, Abshir Cismaan Cuuke iyo Aamino Maxamed Kaabayare.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-xyo, m.dh

Xarafka

N · NI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
nikaax - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD