Tusaale Dheeraad ah3
β
Weriye Xaddiis waxaa saddexdii Nofembar laga qabtay madaarka Cigaal Airport ee magaalada Hargeisa, wakhtigaas oo uu ku guddo jirey shaqadiisii saxafinimo.
ββ
Sidoo kale, Dambasamuhu waxa uu ku dhacaa ama galaa 120 cisho ka dib habeenka Dab-tuurka (Dabshidka ama Nayruuska) oo Soomaalidu ku suntato habeenka 1aad ee Sannadka Habeenkaas (Dambasame) waxa uu ku beegmaa badhtamaha Deyrta (bisha Nofembar).
βEreyada La Xidhiidha
Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Xarafka
N Β· NO
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
