U gudub nuxurka bogga
SABAAD

warqab

Fal Magu (1)
Naxwe-bay, -btay
Xaraf WSubg WA6 xar
1

Ka w.: wax xaaladda ay ku sugan yihiin ogaasho.

2

Ka w.: cid dhaqaalayn ama daryeelid.

Tusaale Dheeraad ah2

“

Ammaro iska burrinaya, doc ka yeernimo badan iyo iska warqab la’aan ayaa mar waliba soo baxaysay.

”
“

Kaddib ka warqab xilliyada barafka (qiyaasti inta u dhaxeysa Nofembar ilaa-iyo Abriil) si aad ku ogaatid marka sharciyadaan ay hirgelayaan.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (1) (f.mg1)

Isrogrog

-bay, -btay

Xarafka

W · WA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
warqab - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan