U gudub nuxurka bogga
SABAAD

noolaansho

Magac Lab/Dheddig
Naxwebaay.
Xaraf NSubg NO10 xar
1

noolow.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Halkii kanaa ila qabiil ah iyo kanaan qolo wadaagnaa dhaqanku ahaa ayaa wax wada qaybsi iyo wada noolaansho shacabku helay.

”
“

Tani waxay keentay nidaam isku dul-noolaansho ah oo ninkii cashuurtaa soo ururiyanyna uu ka qatan yahay nimaan geedkaa uga soo wareegina uu laba liqayo dadkii iyo dalkii wax loogu qaban lahaana ay ka af-xidhan yihiin.

”
“

Balse aan u soo noqdo dedaalka intaa le'egi halka uu oo soo mar-tay maraaxil adag iyo dagaallo sokeeye, waxay markasta ku riyoonayeen sidii ay u gaadhi lahaayeen nabad iyo wada noolaansho.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab/Dheddig (m.l/dh)

Isrogrog

baay.

Xarafka

N · NO

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
noolaansho - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan