U gudub nuxurka bogga
SABAAD

qatan

Fal Magu (4)
Naxwe-naa, -nayd
Xaraf QSubg QA5 xar
1

Nafley cunto ama cabid aan helin ahaansho.

2

Wax la qaybinayey cid aan wax ka helin ahaansho.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Anoo farahaa kala hadlaya, dibn ugu noqon hooyadaa habeenada qatan ayaan ka dhaqaajay.

”
“

Gadiidka oo lagu amray in ay qatan sumad Shir jaraa'id oo uu maanta magaalada Baydhabo ku qabtay Wasiirka Gaadiidka Badda iyo Dekadaha Md.

”
“

Tani waxay keentay nidaam isku dul-noolaansho ah oo ninkii cashuurtaa soo ururiyanyna uu ka qatan yahay nimaan geedkaa uga soo wareegina uu laba liqayo dadkii iyo dalkii wax loogu qaban lahaana ay ka af-xidhan yihiin.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (4) (f.mg4)

Isrogrog

-naa, -nayd

Xarafka

Q · QA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
qatan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan