U gudub nuxurka bogga
SABAAD

oggolaan

Magac Fal
Xaraf OSubg OG8 xar
1

.dh oggol2.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Waxaanay sidaa ku sheegeen bayaan ay kasoo saareen gebogebadii shir ay ku yeesheen magaalada Riyadh ee dalka Sucuudiga, iyagoo intaa ku daray in loo baahan yahay sidii dadka reer Ciraaq loogu oggolaan lahaa inay iyagu is xukumaan iyagoo xor ah.

”
“

Madaxa kooxda Marseille Alain Perrin oo ka hadlaya arrinta Buyten ayaa yidhi; "Ma doonayo inaan wiiqo awooda kooxdayda, ma oggolaan karo inuu tago, laakiin wadahadalkan dhacay wuxuu dhammaystirmi karaa dhammaadka xilli-ciyaareedkan."

”
“

“Iminka heshiiska haddaad u fiirsato maxjarkii waxa layska dhisay adhigii oo la dhoofiyey, isagoo aan heshiis ahayn oo aan golaha la soo marin oo laysla oggolaan ayaa wax walba la qabsaday.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Fal (m.f)

Xarafka

O · OG

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
oggolaan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan