U gudub nuxurka bogga
SABAAD

oodan1

Magac Lab
Xaraf OSubg OO5 xar
1

Qof ka dhashay qolo xoog iyo tiro badan.

2

Bawdka beerta.

3

Meel dhir badan leh oo mariddeedu dhibtahay. 4.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Isaga oo aan xoolihiisa iyo sagarada ay daaqaan iska daayoo aan xataa muska ama ooda xerada ku oodan cidi u soo dhawaan jirin.

”
“

Sheegtadase الخبرية (كم) waxay sheegtaa waxa badan sida: Meeqa waano ayaa ku soodhaaftey oodan kuwaano qaadan!

”
“

Shariif ayaa xilligan ku oodan oo aanay awooddeedu dhaafsiisnayn dhawr xaafadood oo ku hareeraysan xarunta madaxtooyada ee Villa Soomaaliya.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

O · OO

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
oodan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan