U gudub nuxurka bogga
SABAAD

qaamuus

Magac Lab
Naxwe-syo, m.dh
Xaraf QSubg QA7 xar
1

Buug lagu ururiyey ereyo badan oo af leeyahay oo isugu xiga sida alifka u kala horreeyo, eray walbana ay ku hor qoranyihiin macnihiisa, qaabkiisa iwm.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Qaamuus waa buug oo erayga ama luqadaha fasiro. qaamuuska waxoo kuu fasiraa ama kuu turjumaa, luqadaha kale. badanaa qaamuusyaasha waxaa lagu tixay, alifbeetada, si oo u fududaado, radinta xarafka aa raadineesid.

”
“

Khaalid wuxuu sidoo kale qoray qaamuus ama koobe kulmiyey wax ka badan 50,000 oo erey.

”
“

Waa mid laga helo Web -ka oo ah Qaamuus qoran.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-syo, m.dh

Xarafka

Q · QA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
qaamuus - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan