U gudub nuxurka bogga
SABAAD

dastuur

Magac Lab/Dheddig
Xaraf DSubg DA7 xar
La Mid Ahtastuur1Magac Lab
1

Xeer ama qaynuun waddan lagu maamulo.

2

Qori kolkol lagu shiraaca lagu xiro oo doonyuhu isticmaalaan.

Tusaale Dheeraad ah3

“

BBC-Shirweynaha waddamada Midowga Europe oga socda magaalada Porto Carras ee waddanka Greece ayaa looga codeeyay dastuur cusub oo uu yeesho Midowga Europe.

”
“

"Shacabka waxaan ugu bandhigaynaa dastuurkan cusub si ay aragtidooda uga dhiibtaan, waayo waa dastuur la doonayo in iyaga codka kalsoonida loo qaado" ayuu yiri Madoobe Nuunow oo intaas ku daray in howshan ay ku dhameyn doonaan sannadkan.

”
“

Nuur Cadde oo shalay dib ugu soo laabtay dalka ayaa iminka ku sugan magaalada Muqdisho, kadib markii shalay uu ka qeyb galay Xaflad furitaan u aheyd diyaarinta Dastuur cusub oo uu yeesho dalka.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab/Dheddig (m.l/dh)

Xarafka

D · DA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
dastuur - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan