U gudub nuxurka bogga
SABAAD

qaynuun

Magac Lab
Xaraf QSubg QA7 xar
La Mid AhqaanuunMagac Lab
1

Sharciyo iyo nidaamyo isku duuban oo qolo gaar ah ku dhaqanta.

2

Dhaqan.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Iyadoo ay intaa dheer tahay sifada sharci ee isticmaalka lacagtaa loo maray oo la leeyahay waxa loo maray sifo aan qaynuun ahayn.

”
“

Sida aynu ogsoonahay waxa SoomaliLand lagaga dhawaaqay Axsaab badan, ka dib markii Maamulka Cigaal soo saaray qaynuun ogolaanaya furista Axsaabta.

”
“

Sharciga waxa lagu macneeya qaynuun, xeer iyo nidaamyo isku duuban oo dad gaar ahi ku dhaqmo, amase dadyow badan ka dhexeeya, nidaamyadaasi iyo xeerarkaasi oo ah kuwo lagu heshiiyay.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

Q · QA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
qaynuun - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan