U gudub nuxurka bogga
SABAAD

qabiilo

Magac Dheddig
Xaraf QSubg QA7 xar
La Mid AhqabiilMagac Lab
1

Dad dhalasho wada sheegta.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Waxa cadowgeenu filayey inaynu kala yaacno iyo inaynu qabiilo kala noqono, waxaynuse geeridiii Madaxweyneheenii ka helay sharaf badan iyo ummaddii oo walaalowday.

”
“

Dunida aan maanta ku nool nahay waxay ka kooban tahay wadano, bulshooyin, qabiilo, dowlado iyo dadyoow aad u badan; mid kastana wuxuu leeyahay erey ama kalmad uu u adeegsado jecaylka.

”
“

Aweys ayaa la sheegay inuu ku wargaliyay madaxda Al Shabaab inay weerar ku qaadeen qabiilo si weyn uga qeybqaatay jihaadka iyadoo qabiiladaasi ay ay ka soo gurmadeen ilaa gudaha dalka Ethiopia.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

Q · QA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
qabiilo - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan