U gudub nuxurka bogga
SABAAD

qadiim

Magac Lab
Xaraf QSubg QA6 xar
1

Q. ah: shey gaboobay oo waqti hore ahaa.

2

Q. ah: wax waqtigii la isticmaali lahaa la soo dhaafay oo xumaaday.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Axmed Siilaanyo, waxa uu tilmaamo ka bixiyay sooyaalka taariikheed ee magaalada Berbera iyo waxtarka ay wadanka u leedahayba, isaga oo ku tilmaamay magaalo qadiim ah, isla markaana ah halbawlaha dhaqaale ee wadanka.

”
“

By Ismaciil C. Xasan ( Khaliil) Muqdisho ama Xamar waa magaalo qadiim ah oo taariikh dheer leh.

”
“

Dee Soomaalida umaba cadda sababta gar iyo hawlo la isu gelinayo, iyada oo ay jiraan xeerar fudud oo qadiim ah oo qof waliba u madax bannaanyahay turjumiddooda.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

Q · QA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
qadiim - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan