U gudub nuxurka bogga
SABAAD

qanci

Fal Gudbe (2)
Naxwe-iyay, -isay
Xaraf QSubg QA5 xar
1

Cid raalli ka dhigid.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Sidaa darteed waxaanu guddiga doorashooyinka ka codsanaynaa in aanay ku degdegin soo saaridda natiijooyinka ka hor inta aanay jawaab lagu qanci karo ka bixin cabashooyinka horyaala" ayey qoraalkooda ku soo af-jareen.

”
“

"Xaq ayaan u leenahay inaan dacwad ka gudbiyo gudoomiyaha Baarlamaanka, waayo wuxuu ku qanci waayay hadalkeyga, waxaana ka dalbanayaan Sh.

”
“

Ma garanayso wax ay tidhaa laakiise waxay isku deydeyeysay in ay tusto dhabbadii uu ku qanci lahaa.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Gudbe (2) (f.g2)

Isrogrog

-iyay, -isay

Xarafka

Q · QA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
qanci - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan