U gudub nuxurka bogga
SABAAD

qas1

Magac Lab
Xaraf QSubg QA3 xar
1

Rabsho iyo xasillooni la'aan.

2

Siil.

3

Gumaar.

4

Meesha ay iska galaan miskaha iyo sabiisha geela.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Cumar Cabdullahi ayaa sharaxey hubkii ay ciidanku gacanta ku dhigeen intii ay dagaalka kula jireen maleeshiyaad taabacsan Ururka Shabaab oo qas iyo burburin ka wado gobollada koonfurta Soomaaliya.

”
“

Warsaxaafadeed kasoo baxay Ethiopia ayaa lagu sheegay in Somalia uusan ka dhacayn wax firaaqul amni ah, marka ay ka baxaan, iyagoo sheegay in saldhigyadooda ay ku wareejinayaan Isbahaysiga ARS si looga fogaado qas.

”
“

Shariif ay la taliyaan xubno fara badan oo dibada dalka ka yimid, taasna ay qas ku keenay maamulkiisa, isaguna uu go'aasaday inuu shaqada ka tago.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

Q · QA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
qas - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan