U gudub nuxurka bogga
SABAAD

xasillooni

Magac Dheddig
Xaraf XSubg XA10 xar
La Mid AhxasillanaanMagac Fal
1

.dh xasillan.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Nabad iyo xasillooni ayay diyaaraddii ku caga dhigatay garoonka.

”
“

Sidaa daraadeed waa muhiim, in carruur iyo waaweyn, shaqaale iyo waalidba ay sidooda ugu wanaagsan sameeyaan si loo abuuro xasillooni ku shaqayn iyo wanaag ka helid dugsi.

”
“

Gudomiyaha Gobolka Hiiraan, wuxuu carrabka ku dhajiyay in ciidammada mamulkiisa ay u diyargarooben inay kala hortagaan dagaaal cid walba oo isku dayda inay rabshado iyo xasillooni darro ka abuurto gudaha Gobolka Hiiraan.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

X · XA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
xasillooni - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan