U gudub nuxurka bogga
SABAAD

qaxan1

Magac Lab
Xaraf QSubg QA5 xar
1

Q. ah: dhuxul shidan oo aan dambas dusha ka fuulin. 2.

Tusaale Dheeraad ah2

“

Kumanaan qoys ayaa dagaalka awgiis uga cararaya guryahooda, kuwaasoo sheegay inaysan garanayn meel ay aadan oo qaxan uu yahay kii ugu horeeyay, halka dad ku xayiray xaafadaha ay dagaaladu ka socdaan sheegeen inaysan ka bixin karin guryahooda.

”
“

Raaxo waxay sheegtay in qaxan uu yahay kii labaad oo ay uga baxdo Muqdisho ayna aadayso Ceelasha-biyaha halkaasoo ay ku sugan yihiin dadkii horay uga qaxay Muqdisho, kuwaasoo ay haysato cabsi ku aadan in dagaalada Muqdsiho ay saameyn ku yeeshaan.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

Q · QA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
qaxan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan