U gudub nuxurka bogga
SABAAD

dambas

Magac Lab
Xaraf DSubg DA6 xar
1

Budo midab ciira boos ah leh oo ka harta dhuxul bastay.

2

D. ah: Midab ciira boos ah.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Balaasma duleedka wuu ka culus yahay balaasma gudeedka, waxaana la moodaa xab midab dambas le.

”
β€œ

Dambas ( ingiriis : Ash) waa budo cad, khafiif ah oo ka soo hadhay dab wakhti shidnaa.

”
β€œ

Dhuxusha midabkeedu waa cowlaan madoow ah, waana maxsuulka ka soo baxa marka alwaax ama qori la gubo ka dib la demiyo intaanu dambas noqon.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

D Β· DA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
dambas - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan