U gudub nuxurka bogga
SABAAD

qub1

Magac Lab
Xaraf QSubg QU3 xar
1

Diir; dub; qolof.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Sidoo kale waxay dadku toga ka dhigteen kawaan xoolaha lagu qalo, halkaas oo marka neefka la qalo lagaga tago uuska iyo qashinka hilibka ka data iyo xataa shaqaalaha dawladda hoose ee dhulka nadiifiya oo toga ka dhigtay qashin-qub.

”
“

Jamaal waxbaa qub yidhi, waana lagu weyn yahay, xagganuu eegay weli wuu jecel yahay Luul, xagga kale ayuu eegay jawaabtii luul ee xidhnayd iyo warka eheladiisa.

”
“

"Halkii ay biyuhu u soo marayeen ayey dadku ka dhigteen goob qashin qub ah oo ay sida midhaha gobka qashinka ugu daadiyaan"ayuu yidhi Madaxa MCH-ka Togwajaale".

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

Q · QU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
qub - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan