U gudub nuxurka bogga
SABAAD

diir1

Magac Lab
Xaraf DSubg DI4 xar
1

Kulayl, uumi. dįir1 m.l Dubka sare ee lafta geedka.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Waxa aan ka cararayaa waa caddaalad darro, waa musuqmaasuq, waa eex, waa tamar darro, waa aqoon la'aan, waa caafimad darro, waa cudud la'aan, waa dal diir iyo ayax u tashaday.

”
“

“ ereyada qiirada leh ee xaadda ku kicinaya marka aad akhrido miyaanad in uun u diir naxaynin?” ayey Saynab odhaah xabeeb leh ku tidhi.

”
“

Waataas dariiqyada hablaha, lagu dubaaqayne Waataas ilmada dililiq lihi, dulundulcaysaaye Waataas aan loo diir naxayn, tima-daliigleeye.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

D · DI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
diir - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan