Marti
Marti Ahaan
Heerar
Saamaynta Codka
Luuqad
Si wanaagsan oo hawl loo qabto.
Weecweecasho la'aan; toos.
Madowga habeenimo iyo iftiinka oo ku yar goobta awgeed, ma awoodi karayn maskaxdu inay qummaati u saxdo tirada rasmiga ah ee dadka iyo ujeeddada ay ku urureen.
Hore ayaan usoo sheegnay in taxanaha taariikhdu aanu mar walba si qummaati ah sare ama hore ugu socon.
Kolkay majaraheedii hawada qummaati u qabsatay ayaan usoo jeestey inaan diyaaradda farshaxanka gudaha kaga dheehan aan ka daymo sugto.
Baro naxwaha Magac Lab →
m.l
Magac Lab (m.l)
Q · QU
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag