U gudub nuxurka bogga
SABAAD

daymo

Magac Dheddig
Xaraf DSubg DA5 xar
1

Jeedinta indhaha wax xaggooda loo jeediyo.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Dowladda Maraykanka waxa ay sheegtay in dowladda Soomaliya ay ku guuldaraysatay in ay bixiso daymo lagu lahaa sidaa daraadeed ayan istaahilin in ay hesho macaawino ka timaado dhanka Maraykanka.

”
“

Dalxa, oo sheegay in xidhibaanada lagu leeyahay daymo badan, ayna dagan yihiin Hoteelo iyagoo aan la kulmi karin qoysaskooda.

”
“

Kolkay majaraheedii hawada qummaati u qabsatay ayaan usoo jeestey inaan diyaaradda farshaxanka gudaha kaga dheehan aan ka daymo sugto.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

D · DA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
daymo - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan