1
Rag ahaansho.
Tusaale Dheeraad ah3
β
Saaxiibadii uu dalka kaga yimid way ku soo daba jiraan, ragannimo ayey soo bidaan, jannada uu ku jiro ayey soo beegsanayaan, isna wuxu taagan yahay allow yaa ku siiya lacagta tigidhka aad meeshan baas iskaga tagtide.
βFalanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Dheddig (m.dh)
Xarafka
R Β· RA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
