U gudub nuxurka bogga
SABAAD

gob1

Magac Lab
Xaraf GSubg GO3 xar
1

Geed-qodxeed dheer oo leh miro la cuno oo macaan oo ag kuwa xammurka.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Gob waa geed ween oo miro yar yar dhalo oo jaale ah.

”
“

Arrinta quursigu - laandheere iyo laangaab, gun iyo gob, sab iyo aji, bilis iyo addoon, gabooye iyo gabar - waxay la xiriirtaa dhaqan soo jirey qarniyaal badan oo ay qabyaaladdu sal iyo sabab u tahay.

”
“

Inta badan howlwadeenadii doorashooyinku way wada joogeen gob aha codbixinta.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

G · GO

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
gob - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan