U gudub nuxurka bogga
SABAAD

ciyaaryahan

Magac Lab
Xaraf CSubg CI11 xar
La Mid AhcayaaryahanMagac Lab
1

Qof nooc ciyaaraha ka mid ah ku wanaagasan.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Waxaa la rajaynayaa in naadiga la keeno hal ciyaaryahan oo weerarka ka caawiya Zlatan, maalmihii la soo dhaafayna gool dhaliyaha Newcastle Michael Owen ayaa si aad ah loola xariirinayay.

”
“

" Caadiyan waa ciyaaryahan si dhakhso ah ku soo kabta, waxa uu u baahanyahay waqti ka yar ciyaartoyda kale."

”
“

Ciyaaryahan Frank Lampard uma ciyaarayo sidii u ciyaaray sannadkii hore, taasina waa sababta aan inyar u isticmaalnay habkaa.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

C · CI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
ciyaaryahan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan