U gudub nuxurka bogga
SABAAD

rubuc

Magac Lab
Naxwe-cyo, m.dh
Xaraf RSubg RU5 xar
La Mid AhrubiMagac Lab
1

.t Wax afar meelood oo is le'eg loo qaybshay meeshood; rubuc; waax. ; "R. kiilo bariis ah".

Tusaale
“

Waa sagaalkii iyo r.

”

Tusaale Dheeraad ah3

“

Xagasha 90° waa rubuc goobo dhamaystiran.

”
“

Waxa ay yimaadaan mar-mar toddobaadkiiba, hadday u badato laba cisho oo hadday yimaadaan in ka yar rubuc saace ayay joogaan.

”
“

Portugal waxay ku dhisaysaa garoomada ciyaaraha ee lagu qabanayo tartankaas lacag dhan 50 milyan oo lacagta Yurub ee Euros ah, una dhiganta 539.7 milyan oo dollar, taas oo ay dawladda Portugal ka bixinayso kharashkaas rubuc ka mid ah.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-cyo, m.dh

Xarafka

R · RU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
rubuc - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan