Tusaale Dheeraad ah3
“
N.K.H) wuxuu xadiis shariifa ku yiri “U dhoola cadeeynta wajiga walaalkaa waxaa kuugu sugan sadaqo” xadiiskaan ayaan ka dhadhansan karnaa faa’iidada u dhoola-cadeynta walaalaha taas ay ka helayaan ayagu farxad annagana inoo ah sadaqo.
”Ereyada La Xidhiidha
Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Dheddig (m.dh)
Isrogrog
-ooyin, m.l
Xarafka
S · SA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
