U gudub nuxurka bogga
SABAAD

godane

Magac Lab
Naxwe-nayaal, m.l/dh
Xaraf GSubg GO6 xar
1

Xeero weyn. godan-weyn m.dh (juqr.) Dooxo ballaaran oo ku dhacda oogada dhulka. Dooxadaasi waxay fidsantahay fogaansho gaaraysa dhawr boqol oo mayl.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Haddaba haddii dariiqii Suubane Nabi Maxamed ay ku taagan yihiin qoladani maxaa loo maqli waayay hoggaamiye sare oo ku geeriyooday dagaalka sida hogaamiye Roobow, Aways, Shariif, Turki iyo Godane.

”
“

Dhinaca kale Maxakamada ayaa 25 sano ay ku xukuntay Sheekh Axmed Cabdi Godane oo ka tirsan mas'uuliyiinta Maxkamadaha Islaamiga ee gobolada Jubbooyinka iyo xubno kale.

”
“

Axmed Godane ayaa kulankooda waxaa kala qaybgalay xubno ka mid ah Ajnabiga dagaalada kula jira, waxaana mas'uuliyiin ka tirsan labada urur ay saxaafada u xaqiijiyeen in kulankaas uu ku dhacay si qarsoodi ah.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-nayaal, m.l/dh

Xarafka

G · GO

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
godane - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan