U gudub nuxurka bogga
SABAAD

saddexle

Magac Lab
Naxwe-layaal, m.l/dh
Xaraf SSubg SA8 xar
1

Xaashi turub oo saddex dhibcood leh.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Geedi ayaa ugu jawaabay; “Anigaa guriga inantaa ina-Saddexle ee Ruun u hurdo-taga, oo halkaas ayay Bilan joogtaa, maalintii dhaweyd ee aad damaashaadkii 26-june ka heesaysayna way ku dhegaysanaysay oo Raadyowgay kaala socotay.”

”
“

Cali Atoore, ayaa weydiiyay magaceeda, waxaanay u sheegtay in la yidhaahdo Billan Gaas Saddexle oo ay ku dhalatay hawdka Hargeysa kaga beegan koonfurta.

”
“

Qoyska reer Gaas Saddexle ee ay Bilan ka dhalatay yaradkii ay ka qaateen Dhudi wuxuu ka muuqday geela uu reerku hadda leeyahay oo lixdan halaad oo ka mid ah ay ahaayeen yaradkii laga bixiyay Dhudi Gaas Saddexle.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-layaal, m.l/dh

Xarafka

S · SA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
saddexle - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan