U gudub nuxurka bogga
SABAAD

gurxan1

Magac Lab
Naxwelibaax, ey, iwm
Xaraf GSubg GU6 xar
1

Cod gaar ah oo nafleyda qaarkeed samayso oo badanaa ku lug leh guhaad ama wax doon .

Tusaale Dheeraad ah3

“

Isna madaxa ayuu ruxay isagoo gartay in laga dhawrayo bal in uu mashaqada Gurxan la soo degtay (6) uu wax ka qaban karo.

”
“

Geesood Cali baar Gurxan Muuse Cabdulle Cumar guure 1.2.3.4 Reer Nur Yare.

”
“

Iyagoo weli waraysigii ninka ku jira, ayaa Gurxan oo degdegsani (4) daf soo yiri.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

libaax, ey, iwm

Xarafka

G · GU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
gurxan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan