U gudub nuxurka bogga
SABAAD

biiri

Fal Gudbe (2)
Naxwe-iyay, -isay
Xaraf BSubg BI5 xar
1

Wax si tiradoodu u badato uruurin.

2

Wax inta uu yahay wax kale oo la nooc ah ku kordhin.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Waxaad xaq u leedahay in aad ku biiri kartid ururkii aad doonto ama aad abuurto urur cusub.

”
“

Balse isku dayga Taiwan ee arrintaa la xidhiidha waxa si xoog leh uga soo horjeeda Dawladda Shiinaha oo u aragta Taiwan gobol iyada ka mid ah, isla markaana waxay dedaal ugu jirtaa sidii ay ugu soo biiri lahayd.

”
“

C/llaahi Gaab, isagoo intaas ku daray inay ku biiri doonaan xoogagooda Muqdisho ku sugan.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Gudbe (2) (f.g2)

Isrogrog

-iyay, -isay

Xarafka

B · BI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
biiri - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan