U gudub nuxurka bogga
SABAAD

samhariira

Magac Dheddig
Xaraf SSubg SA10 xar
1

Naar ka mid ah toddobada naarood.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Dhaxan samhariira ka qabow ayaa bilawgii labadooda kor saarnaa.

”
“

Waxaan taas u soo qaatay oo aan saa u leeyahey qofkaygii soo arkay socdaalkii sixiimadaha, sakaraadkii saaxiibaday, silicii dhimashada iyo jeelkii samhariira, intaas oo dhan nin ku cibra qaatay maan noqon!

”
“

Waxaan taas u soo qaatay oo aan saa u leeyahey qofkaygii soo arkay socdaalkii sixiimadaha, sakaraadkii saaxiibaday, silicii dhimashada iyo jeelkii samhariira, ku cibra qaatay maan noqon!

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

S · SA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
samhariira - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan