U gudub nuxurka bogga
SABAAD

dhaxan

Magac Dheddig
Xaraf DHSubg DHA6 xar
1

Qabow hawadu keento oo jirku dhibsado.

2

Duumo.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Sidaa awgeed dadkii rakaabka ahaa habeenkii oo dhan waxay jirsanayeen dhirta hoosteeda, waxayna la kulmeen dhaxan iyo hurdo-xumo, balse Biixi iyo Xayaad kama qasna, waxayna fadhiisteen geed-yar hoostii, waxaana u socota bahal sheeko ah oo xiise leh.

”
“

Dhaxan samhariira ka qabow ayaa bilawgii labadooda kor saarnaa.

”
“

Ogoow qof walaalkaa ah oo kula mid ah ayaa caawa jiifa bannaan cidla ah oo ay waliba u dheertahay macluul, dhaxan iyo hoy la’aan.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

DH · DHA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
dhaxan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan