U gudub nuxurka bogga
SABAAD

sawaxan

Magac Lab
Xaraf SSubg SA7 xar
1

Buuq badan ama qaylo dheer.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Gudoomiyaha Baarlamaanka oo mar isku dayay, inuu Mikrafoonka ka hadlo ayaa laga hor geeyay buuq iyo sawaxan, taasoo keentay in ay xildhibaanada ay dheg jalaq u siin waayeen hadalkiisa.

”
“

Xildhibaanada Barlamaanka ayaa sacab iyo sawaxan kusoo dhaweyay hadalka Sheekh Aadan Madoobe, iyadoo kulanka Barlamaanka uu ku dhamaaday jawi daganaasho leh.

”
“

Wuxuuna intaa ku daray in golaha wasiiraddu soo ansixiyaan barnaamijka wasiir kasta, laakiin inkasta oo buuq iyo sawaxan guux ahi ka kacay, hadaladaa, haddana markii dambe waxay ku taageereen gudoomiyaha hadalkaa.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

S · SA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
sawaxan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan