U gudub nuxurka bogga
SABAAD

saxiixo

Fal Gudbe (3)
Naxwe-xday, -xatay
Xaraf SSubg SA7 xar
1

Qoraal la sharciyeynayo, hoosta magac la gaabiyey ama kaamil ah uga qorasho.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Heshiiskani sida uu u dhigan yahay wax faallo ah uma baahna, waxwaliba waxa ay ku cad yihiin qodobadiisa ku qoran Afka Carabiga iyo Tarjumadiisa oo English ah, waana Draft-kii loogu talagalay in Madaxweynaha Puntlanda Cadde Muse uu saxiixo.

”
β€œ

Xeerkani wuxuu Dhaqan galayaa marka uu saxiixo Madaxwayanaha Dowlada Puntland Waxana ku saxiixan Dr.

”
β€œ

.Waxaa Dr, C/rshiid Barkhadle loo Magcaabay la taliyaha Madaxweynaha Arrimaha Gobolka Sool. 3.Xeerkani wuxuu dhaqan galayaa markuu Madaxweynuhu saxiixo.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Gudbe (3) (f.g3)

Isrogrog

-xday, -xatay

Xarafka

S Β· SA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
saxiixo - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan