U gudub nuxurka bogga
SABAAD

shawaal

Magac Lab/Dheddig
Xaraf SHSubg SHA7 xar
1

Bilaha dayaxa oo muslinku tirsado tooda tobnaad oo u dhexeysa soonqaad iyo sidataal; soonfur.

Tusaale Dheeraad ah2

β€œ

Caawa oo ay taariikhda miilaaddigu tahay 23kii oktoobar 2007, tan hijriyaduna tahay 12kii shawaal 1428, Waa habeen xusuus gaar ah oo xanuun badan u leh umadda Soomaaliyeed ee Muslimiinta ah meel ay joogaanba.

”
β€œ

Sheekh ayaa markii danbe ku dhawaaqay in dadku ay soomaan,islamarkaana kaamilaan Sodonka Ramadaan,sidaas ayaan keentay in dadku ay ku kal qeybsamaan Arimaha Ciida Bisha Shawaal ama soonfur.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab/Dheddig (m.l/dh)

Xarafka

SH Β· SHA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
shawaal - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD