U gudub nuxurka bogga
SABAAD

shib

Magac Dheddig
Xaraf SHSubg SHI4 xar
1

Hadal la'aan.

2

Sh. ah: degganaan aan hadal iyo shanqar midna jirin.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Cabbaar ayaa shib la yidhi.

”
“

Mid kuwaa ka dhigan baan arkoon kadab u laabneyne Inta uu kashbacay oo kibroo kamman wan weyn yeeshay Yuu niman karaamiyo colba leh kiish ka buuxsadaye Ka shib dhaha Islaamoow naftii kii ladnaa gadaye.

”
“

Xaq waxaan u leeyahay inaan ninkan sheego, adna xaq waxaad u leedahay inaad shaacisid, isaguse xaq uma laha inuu ku shakaalo, oo aad shib tidhaahdid.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

SH · SHI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
shib - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan