Tusaale Dheeraad ah3
“
Arrintan ayaa lala xidhiidhinayaa xukuumadda madaxweyne Siillaanyo oo ku dedaashay uruurinta iyo xaraynta lacagta kashka ah ee Somaliland shillin-ka, balse ku guul-darraysatay in ay lacagtu wareegto oo ay shaqayso.
”Ereyada La Xidhiidha
Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Isrogrog
-mmo/-maad, m.l/dh
Xarafka
SH · SHI
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
