1
Kelinnimada Alle iyo cibaadadiisa oo wax kale lala wadaajiyo.
Tusaale Dheeraad ah3
“
Mas'uulkaasi ayaa intaas ku daray in ay sii wadayaan howlgalkaasi inta ay ka cirib tirayaan qabuuraha laga dhex dhisay Masaajida iyo dhismayaasha kale oo uu sheegay in lagu waday falal shirki ah waa sida uu hadalka u dhigaye.
”Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Xarafka
SH · SHI
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
