U gudub nuxurka bogga
SABAAD

shoolad

Magac Dheddig
Naxwe-do, m.l
Xaraf SHSubg SHO7 xar
1

Markabka meesha qiiqu ka baxo.

2

Dhuun kasta oo dheer korna u taagan oo qiiqa kor u saarta.

3

Qalab bir ka samaysan, gaas ku shaqeeya oo wax lagu karsado.

Tusaale Dheeraad ah1

“

Xataa ma awoodi waayey in uu shoolad ama cooker aay wax ku karsadaan u gado?

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

-do, m.l

Xarafka

SH · SHO

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
shoolad - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan